SANNAD GUURADII 82-AAD EE SYL OO MUQDISHO LAGA XUSAY.

(SAWIRKA)-SYL.

(MUQDISHO)-Wararka ka imaanayo caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegaayo in magaaladda ey maanta ka jiraan laba dabaal deg oo isa saaran, tan koobaad ayaa ah sannad guuraddii 82-aad ee ka soo wareegtay curashadii Ururkii Dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL kuna beegan 15/5/1943-dii iyo Sannad Guuradii seddexaad ee ka soo wareegtay markii dib loo doortay Madaxweyne Dr.Xasan Sheekh Maxamud. Madaxweyne Dr.Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta Ubax xusuus ah waxa uu dhigay Daljirka Daahsoon isaga oo ey wehliyaan masuuliyiinta Gobolka Banaadir iyo xubno ka mid ah Golaha Wasiiradda ee XFS. Taariikhda iyo Halgankii Ururkii SYL ee 13-kii dhallinyaro ee Soomaaliyeed.

HALKAAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

MARAYKANKA OO DIGNIIN KA SOO SAARAY U SAFARKA SOOMAALIYA.

Next
Next

MUCAARAD MASE IS BEHEYSI SIYAASADEED?