YAA QAADI DOONO KOOBKA SANNADKAN?

(SAWIRKA)-CAYAARAHA K/CAGTA EE ADDUUNKA DUMARKA.

(SYDNEY-AUCKLAND) Caasimadaha Dalalka Australia iyo New Zealand ayaa waxaa si habsi ah ugu socdo Tartanka Koobka Kubadda agta Adduunka ee Dumarka sannadka-2023-ka,tartankaan ayaa hadda maraayo heer gabagaba ah waxaane isugu soo haray afar kooxood kalana ah{SWEDEN Vs SPAIN, ENGLAND vS AUSTRALIA}. Labadaan kulan ayaa lagu wadaa iney kala dhacaan 15/8/23-ka iyo 16/8/23-ka,labada koox ee soo badiso ayaa waxa ey wada cayaari doonaan kulanka kama dambaysta ah,balse kaalinta seddexaad ayaa ka horeyn doonta oo la cayaari doono maalin ka hor kulanka kama dambaysta ah.

ISHA/AA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

UK OO GACANTA KU DHIGTAY BASAASIIN.

Next
Next

WEERAR LAGU DILAY DAD OO KA DHACAY…