SOOMAALIYA MAXAY KA FILAN KARTAA SHIRKA LONDON?
(SAWIRKA)-MW-XASAN OO KA QEYBGALAY SHIRKII LONDON.
(LONDON)-Wararka laga helaayo dalka Ingiriiska Caasimadiisa London ayaa sheegaayo in MW-Xasan Sheekh Maxamuud uu maanta kulan la qaatay Reysal Wasaaraha dalka Ingiriiska Rishi Sunak,kulanka oo ahaay mid looga hadlay waxyaabo badan ayuu RW-Sunak soo bandhigay sida uu dalka Soomaaliya mudnaanta u siinaayo si dalka Soomaaliya loo siin lahaay Mashaariic gagaar deg deg ah si loogu weeciyo dhanka horumarinta si ey uga faa’iideystaan dadka Soomaaliyeed. MW-Xasan iyo wafdi balaaran uu hogaaminaayo ayaa waxa ey London kaga qeybgeli doonaan shir looga hadlaayo Cunto yaridda adduunka ka taagan iyo bad qabka cuntada.
ISHA/GARAWE.
HALKAN KA SI AKHRISO.