SICIID DENI OO SAMEEYEY XIL KA QAADIS IYO MAGACAABIS.
(SAWIRKA)-SICIID DENI.
(GARAWE/PL)-Wararka ka imaanayo caasimadda Dawlad Goboleedka Puntland ee garawe ayaa sheegaayo in Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni uu soo saaray xeer Madaxweyne oo uu ku dhisay Maxkamadda Sarre iyo Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus.
DHIMAHA MAXKAMADDA SARE EE CIIDAMADDA:
Waxaa xubnaha hoos ku xusan loo magacaabay Maxkamadda Sare Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus
(1)-G/Sare Maxamuud Cabdiqaadir Xasan Guddomiyaha Maxkamadda Sare Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland.
(2)-G/Sare Maxamed Faarax Maxamed Guddoomiye Ku-xigeenka Maxkamadda Sare Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland
(3)-Dhamme Abshir Cabdi Jaamac Garsoore Maxkamadda Sare Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland
(4)-Dhamme Cabdiqafaar Cabdirashiid Maxamuud Garsoore Maxkamadda Sare Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland
(5)-Dhamme Maxamed Siciid Cali (Oday) Garsoore Maxkamadda Sare Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland
(6)-Dhamme Cabdiqani Daahir Jaamac Garsoore Maxkamadda Sare Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland
(7)-G/le Jaamac Xirsi Faarax Xeerilaaliyaha Maxkamadda Sare Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland
(8)-L/X/le Maxamed Axmed Maxamed Kaaliye Maxkamadda Sare Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland
DHISMAHA MAXKAMADDA DARAJADDA KOOWAAD EE CIIDAMADDA:
Waxaa xubnaha hoos ku xusan loo magacaabay Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland
(1)-G/Dhexe Cabdixakiin Maxamed Siciid Guddomiyaha Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Debiyada Culus ee Dowladda Puntland
(2)-G/le Jaaamc Siciid Maxamed Garsoore Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland
(3)-Dhamme Cabdifataax Cabdi Daahir Garsoore Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland
(4)-Dhamme Maxamed Cabdiraxmaan Yuusuf Garsoore Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland
(5)-Dhamme Cabdirisaaq Siciid Cumar Garsoore Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland
(6)-G/Dhexe Maxamed Xuseen Axmed Xeerilaaliyaha Maxkamada Darajada 1-aad d ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland.
(7)-L/X/le Faadumo Cabdulaahi Yuusuf Kaaliye Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland
(8)-L/X/le Mukhtaar Cali Xuseen Kaaliye Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland.
ISHA-PP.