OPEC OO AQBASHAY DALAKII MARAYKANKA.

URURKA OPEC.

(DUBAI)-Dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta oo Khamiis ah sheegay in dalka Maraykanka u soo jeediyey dalka Boqortooyada Sacuudiga ineey dib u dhigto go’aanka ururka”OPEC” iyo xulufadiisa uuna ka mid yahay dalka Ruushka ineey jaraan soo saarka shidaalka muddo bil ah,dhimidaan ayaa laga yaabaa ineey wax ka tarto dhibaatada sicir bararka shidaalka ee ka jirto dalka Maraykanka oo eey ka dheceyso doorashada heerka dhexe bisha soo soco ee Noofembar-2022-ka.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

TOOGASHO KA DHACDAY DALKA SLOVAKIA.

Next
Next

DALKA JAAD OO YEESHAY…