DALKA JAAD OO YEESHAY…

DALKA JAAD.

(KIGALI)-Hogaamiyaha mucaaradka dalka Jaad Saalax Kebzabo ayaa loo magacaabay Reysal wasaaraha xukuumadda ku meel gaarka ah ee dalka Jaad sida lagu sheegay dikireeto ka soo baxday xafiiska hogaamiyaha mileteri ahne Madaxweynaha ku meel gaarka ah ee dalkaasi Jaad. RW-Saalax ayaa waxa uu bedeli doonaa Albert Pahimi Padacke oo is casilay shalay oo Talaada ahayd si loo soo dhiso xukuumad cusub.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

OPEC OO AQBASHAY DALAKII MARAYKANKA.

Next
Next

IMAAM CAAN KA AH KENYA OO GEERIYOODAY.