MW.DENI OO ISKU SHAANDHEEYEY GOLIHIISA WASIIRADDA.

(SAWIRKA)-DENI.

(GARAWE/PUNTLAND)-Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiiradda, isaga oo xilalkii ka qaaday qaar ka mid ah, halka kuwa uu u baddelay Wasaarado kale waane sdan:

MAGACYADDA WASIIRADDA:

(1)-Cabdirashiid Barkhadle Warsame –
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta.

(2)-Cabdi Xirsi Cali Qarjab –
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta.

(3)-Maxamed Cabdiraxmaan Faroole –
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka.

(4)-Barre Yuusuf Faatax –
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah.

(5)-Cabdifataax Ugaas Yaasiin –
Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada.

(6)-Hodon Siciid Xasan –
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska.

(7)-Farxaan Cali Xirsi –
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta .

(8)-Siciid Cali Jaamac Qorsheel –
Wasiirka Wasaaradda Xanaannada Xoolaha iyo Daaqa.

(9)-Caydaruus Axmed Faarax –
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada.

(10)-Maxamed Cabdulqaadir Doonyaale –
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda.

(11)-Cabdinaasir Yuusuf Xaaji Xirsi –
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka.

(12)-Cumar Cabdisamed Yuusuf Dhuux –
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka.

(13)-Maxamuud Caydiid Dirir –
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska.

MAGACYADA WASIIR KU-XIGEENADDA:

(1)-Axmed Maxamuud Axmed Qaxiye –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta.

(2)-Cabdirisaaq Cali Maxamuud –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta.

(3)-Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta.

(4)-Axmed Yaasiin Saalax –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda.

(5)-Maxamed Xasan Ibraahim –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta , Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah.

(6)-Musadaq Maxamed Musadaq –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada.

(7)-Maryan Cismaan Axmed (Fangase) –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka.

(8)-Eng. Maxamed Cali Ismaaciil –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dekadaha.

(9)-Bille Maxamuud Axmed Qabowsade –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta.

(10)-Cabdirashiid Cabdiraaq Cabdi –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

(11)-Xasan Jaamac Ismaaciil –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Daaqa.

(12)-Cabdiraxmaan Khaliif Faarax –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha.

(13)-Maxamed Siciid Saalax –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada.

(14)-Axmed Siciid Qoloombi –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka.

(15)-Riyaad Axmed Cali –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka.

(16)-Maxamuud Maxamed Daad
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska.

MAGACYADDA WASIIRUL DAWLAYAASHA:

(1)-Cabdifataax Maxamed Cabdinuur –
Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada ee arrimaha Gobolka iyo Federaaleynta.

(2)-Faarax Maxamuud Aw-cismaan –
Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada ee arrimaha Qurbojoogta iyo Dib-u-dejinta.

(3)-Cabdiraxmaan Maxamuud Cismaan –
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta.

(4)-Maxamed Maxamuud Cismaan (Arbac) –
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda.

(5)-Maxamed Jaamac Cabdiraxmaan –
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorsheynta , Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah.

(6)-Cali Maxamed Cismaan –
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka.

(7)-Eng Maxamed Ciise Lacle –
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada.

(8)-Cabdiqani Axmed Ismaaciil Deero-dile –
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda.

(9)-Maxamed Cabdikaafi Maxamed –
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Daaqa.

(10)-Siciid Maxamed Awaare –
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka.

(11)-Amb. Maxamed Axmed Cawil –
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Tamarta , Macdanta iyo Biyaha.

(12)-Najiib Barkhad Warsame –
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta.

(13)-Mukhtaar Axmed Odey –
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada.

(14)-Axmed Ibraahim Cawaale (Biid) –
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga.

ISHA-PP.

Previous
Previous

XULKA QARANKA SOOMAALIYA OO GUUL KA GAARAY IS REEREEBKA QARANADA AFRIKA.

Next
Next

SIYAASI ITOOBIYAAN AH OO KA HADLAY WIXII SHALYA KA DHACAY BAYDHABO.