Maxkamadda Racfaanka ee dalka Faransiiska ayaa shalay oo Isniin ahayd diiday codsi ka yimid xaaskii hore ee madaxweynihii hore ee dalka Ruwaanda Juvenal Habyarimane, waane la hakiyey baaritaankii la xiriiray eedeeynta ku saabsan kaalinta Agathe Habyarimane ku leheed gumaadkii ka dhacay dalka Ruwaanda sannadkii 1994-tii gumaadkaaso loo geystay qabiilka loo yaqaano Tutsi,sidaas waxaa qoray wakaaladaha wararka Faransiiska.XIGASHO ANADOLU.
MAXKAMAD FARANSIIS AH OO DIIDAY…
Previous
Previous
SAFIIRKA ITOOBIYA EE HOLLAND OO BAXSADAY.
Next
Next