Ciidamadda amaanka dalka Ugaandha ayaa gacanta ku soo dhigay qofkii labaad ee lagu tuhmaayo inuu qeyb ka ahaay ismiidaamintii fashilantay ee lala damacsanaay in lagu qaado duugta Maj.Gen.Paul,ninkii loo qabtya lana yiraahdo Katumba ayaa loogu yeeraa “Beb”waxa uuna ka tursan yahay gaashaanta buurta Dimuqaraadiga(ADF)dagaalyahanadooda iyo kooxda Alshabaab ee dalka Soomaaliya,labadaan nin ayaa qorsheynaayey ineey weeraraan hoyga Mj.Gen.Paul oo ku yaalo Kitikifumakira inta lagu guda jiray diyaarinta duugtiisa.XIGASHO DAILY NATION.
CIIDAMADDA UGAANDHA OO GACANTA KU SOO DHIUGAY…
Previous
Previous
MAXKAMAD FARANSIIS AH OO DIIDAY…
Next
Next