MARAYKANKA OO CUNAQABATEYN SAARAY…

MALEESHIYAADKA URURKA XIZBULLAHI.

(WASHINGTON)-Maamulka Madaxweyne Biden ayaa maanta oo Khamiis ah waxa uu dharbaaxyo cunaqabateyn argagixiso la dhacay laba xisaab bangi iyo laba shirkadood oo laga leeyahay dalka Libnaan kuwaaso dhaqaale iyo adeegba siinaayey maleeshiyaadka ururka Maraykanka u aqoonsan yahay argagixiso ee Xizbullahi. Waaxda maaliyadda dalka Maraykanka ayaa sheegtay ineey cunaqabateyn saari doonto shaqsi seddexaad kaaso kaalmeeyo ururka Xizbullahi Maraykankana u aqoonsan yahay urur argagixiso oo ajnabi ah.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DAKA MEGENGALYA DOONKA AH…

Next
Next

SHABAKAD DADKA TAHRIIBISO OO LAGU QABTAY…