DAKA MEGENGALYA DOONKA AH…
DAD MEGENGALYO DOON AH.
(UK)-Dadka megengalyo doonka ah ee soo gaaray dalka Ingiriiska kuwaaso horay loogu haayey xarun aad u liidato ayaa hadda bilaabay ineey iska diidaan adeegyada aasaasiga ah waxa eyna si xoog ah uga bexeen qolalkii ey deganaayeen oo ku yiilay Hotel ey musqulihiisa biyaha iska socdaan derbiyadiisana ey madoobaadeen kuwaso aan la rinjiyeeyn amaba aan lagu sameyn wax dayactir ah. Tobaneeyo rag ah kana kala yimid wadamadda kala ah"{Afgaanistaan-Masar-Iraan-Suudaan iyo Suuriya} ayaa waxaa la wada dejiyey Hotel-ka Chatsworth kuna yaalo Hastings ee dhaca xeebta koonfureed ee dalka Ingiriiska.
ISHA WARKA MEE.