MADAXA HAWLGALKA ATMIS OO SHEEGAY…
(SAWIRKA)-AMB.MAXAMED EL-AMINE.
(MUQDISHO)-Madaxa hawlgalka ciidamadda nabad ilaalinta ee Midawga Afrika(Atmis) ee jooga Soomaaliya Amb.Maxmed El-Amine oo waraysi siiyey Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda Codka Maraykaka ee VOA-da ayaa ku baaqay in taageero caalami ah la siiyo ciidamadda Dawladda Federaalka Soomaaliya kuwaaso dhawr furin oo kala duwan oo dalka ah kula dagaalamaayo kooxda Alshabaab,Amb.Maxamed ayaa sheegay in ciidamadda Soomaaliya eysan u baahneyn kaliya in la siiyo tababaro balse ey u baahan yihiin qalab,xirfado ey helaan saraakiisha iyo la qaado xayiraada hubka si dalka u iibsan karo hub uu isaga xureeyo kooxda Alshabaab.
ISHA/VOA-SOMALI.