GUDIGA KA HORTAGA DHAQIDDA LACAGTA OO KULMAY.
(SAWIRKA)-WASIIRO KULMAY.
(MUQDISHO)-๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐๐ง ๐๐ ๐๐ ๐๐จ๐ซ๐ญ๐๐ ๐ ๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐ข๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐ฅ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ซ๐ ๐๐ ๐ข๐ฑ๐ข๐ฌ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐๐๐๐ง๐ญ๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐๐ข๐ซ๐จ-๐๐ก๐๐ฅ ๐๐ก ๐๐๐๐ฌ๐ก๐๐ฒ, ๐๐จ๐จ๐ง๐ ๐๐๐๐ซ๐๐ฒ ๐๐จ๐๐จ๐๐จ ๐๐๐ฑ ๐๐ฎ ๐๐จ๐ฅ ๐๐ก ๐จ๐จ ๐๐๐ ๐ฎ ๐๐ฎ๐ง๐๐ช๐๐๐๐ญ๐๐ฒ๐ง๐๐ฒ๐จ ๐๐จ๐จ๐ฑ๐๐ก๐ ๐๐ก๐๐ฐ๐๐๐ซ๐ข๐ฃ๐ญ๐ ๐๐ก. Kulanka guddiga oo uu shir-Guddoominayay Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa looga dooday sidii loo dardar galin lahaa qorsheyaasha ka dhanka ah dhaqaale Uruuriska kooxda Argagixisada khawaarijta ah ee inta badan dibindaaboyoin ku haya bulshada Soomaaliyeed. Shirka oo ay goobjoog ahaayeen xubnaha guddiga ee kala ah, Wasaaradda Maaliyadda, Wasaaradda Cadaaladda, Wasaaradda Amniga, Wasaaradda Ganacsiga, Wasaaradda Isgaarsiinta, Hayโadda NISA, Heyโadda Warbixinada Maaliyadda iyo Hayโadda isgaarsiinta Qaranka ayaa laga soo saaray War-murtiyeedka hoos ku xisun.
WARGELIN/ DIGNIIN:
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐A๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ EE ALSHABAAB:
Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxa ay xoojisay dadaallada lagu burburinayo Dhaqaalaha & Maaliyadda kooxaha Argagixisada ay u adeegsadaan maalgelinta hawlgalladooda guracan, Dowladdu waxay dejisay qorshe gaar ah oo lagu cuuryaaminayo Dhaqaalaha Argagixisada, si loo xaqiijiyo amniga, loogana hortago khataraha Argagixisada, Qorshaha cuurmaayinta Maaliyadda Argagixisadu, waa xeelado iyo tallaabooyin kala duwan oo loogu talagalay in lagu aqoonsado, la baaro, la xannibo, cadaaladana la horgeeyo. dhaq-dhaqaayada maaliyadeed ee sharci darrada ah. Qorshahan wuxuu dowladda ka caawiyay la-dagaalanka maalgelinta Argagixisada, wuxuuna xoojiyey hufnaanta guud ee nidaamka maaliyeed dalka, isla markaana horseeday kobaca dhaqaalaha iyo xasiloonida dalka. Inta u dhaxeysay 1-da Janaayo ilaa 30ka June 2025, dowladda ayaa qaaday tallaabooyin muhiim ah oo loo qorsheeyey in lagu bartilmaameedsado dhaqaalaha kooxaha khawaarijta, waxaana la gaaray guulaha hoose: -
โข๐๐๐ฑ๐๐ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐๐ฌ๐ฆ๐ข ๐๐ก ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐ฒ ๐ข๐ง ๐ค๐ ๐๐๐๐๐ง ๐๐๐ ๐ญ๐๐ฅ๐๐๐จ๐ง ๐ฅ๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐จ๐จ ๐๐ฒ A๐ซ๐ ๐๐ ๐ข๐ฑ๐ข๐ฌ๐๐๐ฎ ๐ฎ ๐๐๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง ๐ฃ๐ข๐ซ๐๐๐ง ๐๐๐๐ฌ๐ข-๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐, ๐ก๐๐ง๐ฃ๐๐๐๐๐๐๐, ๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ & ๐ค๐๐ฒ๐๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ก.
โข๐๐ ๐ฑ๐ข๐ฌ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐ ๐ข (๐๐๐ง๐ค ๐๐๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ฌ) ๐๐ฒ ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐๐ฒ๐๐๐ง ๐๐ซ๐ ๐๐ ๐ข๐ฑ๐ข๐ฌ๐๐๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ฅ๐ ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐ฒ
โข๐๐ง ๐ค๐ ๐๐๐๐๐ง ๐๐ ๐ฑ๐ข๐ฌ๐๐๐๐๐๐ ๐ ๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข (๐๐๐ซ๐๐ก๐๐ง๐ญ๐ฌ) ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐๐ฒ๐๐ฒ ๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฅ๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐ก & ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ช๐ข๐๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ฌ๐ข๐๐จ๐จ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐ฅ๐ ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐ฒ.
โข๐๐๐ฑ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐ฅ๐ ๐ก๐จ๐ซ๐ ๐๐๐ฒ๐๐ฒ ๐ฑ๐ฎ๐๐ง๐จ ๐๐๐๐๐ง ๐จ๐จ ๐ค๐ ๐ญ๐ข๐ซ๐ฌ๐๐ง๐๐ ๐ค๐จ๐จ๐ฑ๐๐ก๐ ๐๐ซ๐ ๐๐ ๐ข๐ฑ๐ข๐ฌ๐๐๐ ๐ค๐ฎ๐ฐ๐๐๐ฌ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ ๐๐๐ซ ๐๐ก ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ก๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐ง๐๐ ๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ก ๐๐ ๐ฅ๐๐ ๐ ๐ช๐๐๐๐จ ๐ ๐๐ง๐๐๐ฌ๐๐ญ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ก๐๐๐๐๐ค๐
โข๐๐๐ฑ๐๐ ๐ฌ๐ข ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐ฅ๐๐ก ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐๐ซ๐ญ๐ข๐ฅ๐ฆ๐๐๐ฆ๐๐๐๐ฌ๐๐๐๐ฒ ๐ฅ๐๐ง๐ ๐ค๐ก๐๐๐ซ๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐ก๐จ๐ซ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐๐ฒ๐๐๐ฅ ๐ค๐ ๐ญ๐ข๐ซ๐ฌ๐๐ง ๐๐ซ๐ ๐๐ ๐ข๐ฑ๐ข๐ฌ๐๐๐ ๐ค๐ฎ๐ฐ๐๐๐ฌ ๐จ๐จ ๐ฎ ๐ช๐๐๐๐ข๐ฅ๐ฌ๐๐๐ง๐ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐, ๐๐ฒ๐๐๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐๐ฒ๐ง ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฐ๐ข๐ข๐ช๐๐ฒ ๐ก๐จ๐ ๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ง๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ฌ๐ก๐๐๐๐ค๐๐๐๐ก๐ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐ค๐จ๐จ๐ฑ๐๐ก๐ ๐๐ซ๐ ๐๐ ๐ข๐ฑ๐ข๐ฌ๐๐๐
โข๐๐๐ฑ๐๐ ๐ฅ๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐๐๐ซ๐จ ๐ค๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐จ๐จ๐ฅ๐จ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐จ๐ฑ๐๐ก๐ ๐๐ซ๐ ๐๐ ๐ข๐ฑ๐ข๐ฌ๐๐๐ ๐ฎ ๐๐๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง๐๐ฒ๐๐๐ง ๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐ก & ๐ฑ๐๐ซ๐ฎ๐ฆ๐จ ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ก๐ ๐ค๐ฎ ๐ค๐๐ฒ๐๐ข๐ฒ๐จ.
Dowladdu waxay ku guuleysatay dadaalladan iyada oo kaashanayso shacabka & shirkadaha ganacsiga ee gaarka loo leeyahay. waxaana wacyigelin ballaaran loo sameeyey bulshada si ay uga digtoonaadaan khataraha maalgelinta khawaarijta, isla markaana uga qayb qaataan la dagaalanka maalgeinta khawaarijta. Sidoo kale, dadaalladan ayaa ka hirgalay xeerarka kala duwan ee dowladda. Ujeeddadu waa in la dhiso iskaashi qaran oo mideysan, lagana hortago khataraha khawaarijta xeer kasta. Dowladda Federaalka, ayadoo ka duulayso waajibaadka dastuuriga ah ee ka saran dhowrista sharciga, iyo ilaalinta shacabka Soomaaliyeed, Waxaa ka goโan fulinta qorshayaasha qaran ee ka-hortaga lacag dhaqida iyo la-dagaalanka maalgelinta argagixisada. Ugu dambeyn, Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag uga digaysaa in Bulshada iyo Ganacsatada Soomaaliyeed iney ku lug yeeshaan falalka la xiriira baadda ay Argagixisada shacabka ka qaado, sida Bixinta, Uruurinta, Fududeynta lacagaha ama agab loo isticmaali karo hawlaha Argagixisada. Qof kasta oo lagu helo maalgelin Argagixiso, waxaa laga qaadi doonaa talaabooyin adag oo sharciga waafaqsan.
ISHA-SNTV.