CUDURKA DHIIG-KARKA OO…

HAYADA CAAFIMAADKA ADDUUNKA (WHO).

(ISTAMBUL)-Ugu dhawaan 46% dadka qaba cudurka Dhiig-Karka ayaa caalamka oo dhan laga rumaysan yahay iney qabaan xaalad,sidaas waxaa sheegtay hayada caafimaadka adduunka ee WHO. Ugu dhawaad 1.28-bilyan qofood oo dad waa weyn ah da’adooduna ey u dhexeyso 30-jir ilaa 79-jir kuna sugan caalanka daafihiisa ayaa la il daran cudurka Dhiig-Karka,seddex meelood laba meel dadkaasi qaba cudurka Dhiig-Karka ayey noloshoodu hooseysa waxa eyna ku nool yihiin dalal uu dakhligoodu yahay heerka dhexe halka 42% dadka waa weyn ee qaba cudurk Dhiig-Karka la ogaaday ineey qaban cudurka Dhiig-Karka waane la daaweyaa cudurkood waane lala socdaa xaalada cudurka qof ka mida shantii qofood ee qabta cudurka Dhiig-Karka(21%).

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKAHRISO.

Previous
Previous

MASJIDKA OROMADA MINNESOTA.

Next
Next

QADAR: WAA EY SOO FARAGELIN KARTAA…