MARKAB XAMUUL OO LAGA AFDUUBAY XEEBAHA YEMEN.

(MUUQAALKA)-MARKAB XAMUUL.

(ADEN/YEMEN)-DEG DEG:Kooxo hubaysan ayaa markab xamuul ah ka raacay meel 64 mayl badeed koonfur-galbeed uga beegan Balxaf ee Yemen saacadda 06:30 GMT waxayna la wareegeen maamulka markabka, sida ay sheegtay hay'adda Hawlgallada Ganacsiga Badda ee Boqortooyada Ingiriiska Sabtidii, iyagoo soo xiganaya madaxa markabka. UKMTO waxay sheegtay in mas'uuliyiinta la wargeliyay oo ay kula taliyeen maraakiibta aagga ku sugan inay taxaddar muujiyaan.

ISHA-AN.

Next
Next

XUUTIYIINTA YEMEN OO WEERARAY DALKA SACUUDIGA.