XOOGAGA TPLF-KA OO LA WAREEGAY CAASIMADDA TIGRAY MEKELLE.
Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya waxa uu ahaay goob dagaal tan iyo markii eey si wadajira ugu duuleen ciidamadda dawladda federaalka Itoobiya oo kaashanaayo ciidamadda dawladda Eritereeya,dagaalka aya qarxay bishii noofembar-2020-ka waxaane dagaalkaas ku dhintay kuna barakacay dad fara badan oo hadda qaxooti ku ah wadamadda deriska la ah Itoobiya,xoogaga TPLF-ta oo ku dhuumaalaysanaayey buuraha dhaadheer ee gobolka Tigray ayaa waxa eey soo qaadeen weerar rogaal celis ah waxaane maanta oo Isniin ah u suuragashay ineey la wareegaan gebi ahaan caasimadda gobolka Tigray ee MEKELLE.XIGASHO DAILY NATION.