XILDHIBAAN MACALIMUU OO KA HADLAY…

XILDHIBAAN MACALIMUU.

(MUQDISHO)-Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu oo hadda ka mida xildhibaanada golaha shacabka BJFS hoarayne u soo noqday Afhayeenkii RW-Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta oo Axad ah waxa uu wax ka qoray Hawlgalka Ciidamadda Midawga Afrika ee Soomaaliya(ATMIS) iyo Ciidamadda sida gaarka ah u tababaran ee Soomaaliyeed,xildhibaanka ayaa si faahfaahsan waxa uu u dul istaagay shaqada eey hayaan ciidamadda ATMIS iyo ciidamadda Soomaaliyeed oo eey tababaraan dawlado shisheeye,qoraalka Macalimuu ayaa cinwaankiisu ahaay”ATMIS FARBAA KU GODAN”,xildhibaan Macalimuu ayaa waxa uu ka mid ahaay xildhibaanadii gaaray front-ga dagaalka ee gobolka Hiiraan oo ah degaan doorashadiisa,waxa uuna xildhibaanka indhihiisa ku soo arkay dhabta ka jirta halkaas sida eey tahay iyo waxyaabaha loo baahan yahay in wax laga qabto.

ISHA WARKA CAASIMADDA ONLINE.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

BANGALADESH OO LAGU DILAY QAXOOTI ROHINGA AH.

Next
Next

HAYADDA AMNESTY OO KA HADASHAY….