XEER ILAALINT OO SOO BANDHIGTAY MAGACYADA…

(SAWIRKA)-XEER ILAALIYAHA QARANKA SULEYMAAN MAXAMUUD.

(SOMALIA)-Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Suleymaan Maxamuud ayaa Maxkamada Gobolka Banaadir waxa uu u gudbiyey dacwad ka dhan ah 18-sarkaal oo loo haysto eedo kala duwan eyna ka mid yihiin”Xatooyo Xoolo dadweyne,Been abuur Dukument,Musuq-Maasuq,lunsasho iyo leexsasho hanti dadweyne,Ka faa’iideysi xafiika dawladeed iyo dayacaad waajib saarnaay”. Dhamaan dadkaan la soo edeyey ayaa wada ah shaqaale iyo masuuliyiin ka wada tirsan hayadaha dawladda,sagaal ka mida dadka la soo edeeyey ayaa baxsad ka ah dalka waxa eyna jiraan dibadda dalka,Xeer ilaaliyaha ayaana sheegay in soo qabashada kuwa baxsadka iney la kaashaan doonaan Booliska caalmaiga ah ee INTERPOL.

ISHA WRKA/ALLBANADIR.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

20-ALSHABAAB AH OO LAGU DILAY KENYA.

Next
Next

XIZBULLAH OO SHEEGTAY INEY HAYAAN…