XALIIMA AADAN OO DHARKA U DICAAYADEYN DOONTA MODANISA-TURKEY.

HalimaAden2_0.jpeg

(ISTAMBUUL): Waxaa weli dalka Turkiga ku sugan gabadha Soomaaliyeed ee caanka ku ah dicaayadaha dharka XALIIMA AADAN,Xaliima ayaa halkaas waxa eey u joogtaa ineey heshiis laba sano ah la gasho shirkadda Turkiga ah ee beeciso dharka lana yiraahdo MODANISA.Xaliima ayaa muddo ka maqneed dicayadaha dharka hadda ayey dib ugu soo labatay waxa eeyna la shaqeeyn doontaa Modanisa,dad fara badan oo Soomaali ah oo si aad ah u xiiseeyo iibsiga dharka eey beeciso shirakadda Turkiga ee Modanisa ayaa loo malayhaa ineey sii jeclaan doonaan Modanisa haddii eey arkaan walaashood Xaliima Aadan oo dicaayad u sameeynayso.XIGASHO MIDDLE EAST EYE MEE.

RIIX HALKAAN

Previous
Previous

190-MUHAAJIRIIN OO LAGA SOO CELIYEY SAFARKOODA BADDA.

Next
Next

MADAXWEYNE GEELE OO DIB UGU SOO LAABTAY JABUUTI.