WEERAR MINDI LOO ADEEGSADAY OO KA DHACAY TALYAANIGA.

Migrant-slashes-2-bus-ticket-checkers-3-others-in-Italy.jpeg

Lix iyo labaatan jir soomaali megangalyo doon ah ayaa gudaha dalka Talyaaniga waxa uu isku dayey inuu mindi ku dilo laba qofood oo shaqaalo ka ah basaska gaar ahaan kuwa hubiyo tikidhada,isku dayga dil ayaa waxa uu ka dhacay magaaladda xeebeedka RIMINI ee dalka Talyaaniga habeenkii Sabtida,dadka uu dhaawacay ninkaan ayaa waxaa ka mida wiil yar oo la socday hooyadiis waxa uuna ka dhaawacay qoorta waxaane laga deeyrihaa xaaladiisa caafimaad.Baarayaasha weerarkaan loo adeegsaday MINDIDA ayaa sheegay sababta ninkaan ku qasabtay weerarka inuu qaado ineey tahay inuu isticmaalo Daroogadda ee uusan ahayn weerarku mid la xiriiro aragagixiso,mar laga hadlaayey taariikhda ninkaan ee qaaradda Yurub ayaa la sheegay inuu Yurub soo galay sannadkii 2015-kii waxa uuna isku dayey inuu iska dhiibo dalalka kala ah”DENMARK,SWEDEN,GERMANY,IYO HOLLAND”,sida cad ninkaan ayaa fara looga qaaday dalka Talyaaniga sidaas darteedna meel kasta uu ka tago qaaradda Yurub waxaa soo baxaayo farahiisa.XIGASHO WAKAALADAHA.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

NIN SOOMALI AH OO DILAY LABA GABDHOOD OO SOOMAALI AH.

Next
Next

MA GEFE OO LA QABTAY IYO WAXYAABO CUSUB OO YAAB LEH.