WEERA HUBAYSAN OO KA DHACAY..
JAAMICADDA MANILA.
(MANILA)-Nin hubaysan ayaa waxa uu rasaas ku furay arday ku sugneed gudaha Jaamicad ku taalo caasimadda dalka Philippine ee Manila maanta oo Axad ah,ninkii hubaysanaay ayaa halkaas waxa uu ku dilay duqii hore ee magaaladda Manila iyo laba qofood oo kale si aan xishood lahayn,waxaan Jaamicadda ka socotay xaflad qalin jebin waqtiga la weeraraayey. Ninka gaystay weerarka ayaa watay laba bistooladood uuna ku rakibnaay qalab u diidayo in la maqlo dhawaqa rasaasta(Silencer),ugu dambaynti waxa eey booliska qabteen ninki hubaysnaay isagoo isku dayey inuu ka baxsado goobta uu dadka ku dilay.
ISHA WARKA AP.