WARGAYSYADA ADDUUNKA OO WAX KA QORAY DOORASHADA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD.

WAA TIRINTA CODADKA XILDHIBAANADA.

(SOMALIA)-Marka laga soo bilaabo sannadkii 2000-dalka Soomaliya waxaa ka jirtay doorasho barlamaan iyo mid madaxweyne oo isaga ku xigta,baarlamaanka iyo madaxweynaha la doorto ayey muda xileedkooda ku eg tahay afar sano laga bilaabo maalinta loo dhaariyo xilkaas,soo jiitan badan iyo isqabqabsi aad u fool xun waxaa ugu dambayntii 26,27-4-2022-ka la soo doortay gudoonka baarlamaanka labadiisa aqal(Sare/Hoose) waxaane 4/5/22-ka la bilaabay in la qabto dalabka musharixiinta xilka madaxweyne waxaane loo xadiday doorashada madaxweyne 15/5/22-ka waane la qabtay doorashadii madaxweyne ee Soomaaliya waxaane ku soo baxay Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,hadaba guusha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ka hadlay wargaysyo fara badan balse qaar ayaa sheegay caqabadaha horyaalo madaxweynaha la doortay Mudane Xasan Sheekh,wargayska la yiraahdo ARABICPOST kuna soo baxa Afka Carabiga ayaa ka hadlay arrimo la xiriiro Madaxweyne Xasan Sheekh hawsha hortaalo lagan sugaayo inuu wax muuqdo ka qabto afarta sano ee socoto,wargayska oo soo xiganaayo waraysiyo laga qaaday dad xogogaal u ah arrimaha siyaasadda Soomaaliya ayuu soo daabacay qoraal uu ugu magac daray”WAA MARKII UGU HOREEYSAY DAL CARBEED…MADAXWEYNIHII HORE XUKUNKA DIB UGU SOO LAABTO…SIDAAN WAXAA KU FEKERAAYO MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO XALINAAYO DHIBAATADA SIYAASADEED”.

ISHA WARKA ARABICPOST.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

IRAAN OO SOO BANDHIGTAY DADKII YURUB U DHASHAY EEY XIRTAY.

Next
Next

IRAAN OO XIRTAY BARE JAAMICADEED.