WARBAAHINTA MARAYKANKA OO KU DHEGAN ILHAAN.
(SAWIRKA)-ILHAAN CUMAR.
(MINNESOTA-USA)-Wararka laga helaayo dalka Maraykanka ayaa sheegaayo in gudaha dalka Maraykanka laga hadl haayo khudbad uu jeediyey Reysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Md.Xasan Cali Kheyre xilli uu ka qeybgelaayey munaasabadda loogu dabaa degaayey 1-da Luuliyo oo lagu qabtay magaaladda Minneapolis ee Gobolka Minnesota. EX-Rw-Khayre ayaa amaan u jeediyey bulshadda Soomaaliyeed ee Maraykanka ku nool,gaar ahaan Xildhibaanadda asal ahaan ka soo jeedo dalka Soomaaliya Ilhaan Cumar. Ex-RW-Khayre ayaa soo jeediyey baaq ku wajahan dhallinyaradda wax ku baratay dalka Maraykanka isagoo ku booriyey iney dalkooda hooyo ee Soomaaliya wax u bartaan,hase yeeshee warbaahinta Maraykanka ayaa aad wax uga qortay qeybo ka mid ah hadaladdii Khayre kuwaaso uu ku amaanay Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Koongareeska dalka Maraykanka.
ISHA/BBC-SOMALI.