WARAGAYS WAX KA QORAY XASAN SHEEKH MAXAMUUD.
SAWIR DOORASHADA MADAXWEYNE.
(MUQDISHO-SOMALIA)-Mid ka mida wargaysyada caalamka kuna soo baxa Afka Carabiga lana yiraahdo “ARABICPOST” ayaa waxaa maqaal ka hadlaayo taariikhda waxqabad ee Xasan Sheekh ku soo qoray qoraa Soomaliyeed lana yiraahdo C/qaadir Aadam, qoraha ayaa ka sheekeynaayo afarti sano uu Xasan Sheekh soo haayey talada dalka(2012-2017)-ka, waxaa kaloo qoruhu dul istaagay caqabadaha horyaalo Madaxweyne Xasan Sheekh loona baahan yahay inuu wax ka qabto sida hayadda Sirdoonka Qaranka(NISA) uu sheegay ineey isku milmeen kooxda Al-shabaab iyo abaaraha ku habsaday dalka.
ISHA WARKA ARABICPOST.