WAKIILKA MARAYKA EE AFRIKA OO BOOQAN DOONO….

us.jpeg

Wakiilka gaarka ah ee madaxweynaha Maraykanka ee geeska afrika ayaa waxa uu bilaabi doonaa safar seddex lugood ah waxa uuna ku kala bixin doonaa Afrika iyo Bariga dhexe,wakiilka ayaa safarkiisa bilaabmi doono maalinta berri ah(Axad-15/8/2021)-ka.Jeffrey Feltman oo ah wakilka madaxweynaha Maraykanka ayaa booqan doono dalalka Jabuuti,Itoobiya iyo Imaaraatka Carabta inta u dhexeeyso shan iyo tobanka ilaa afar iyo labaatanka bishaan Agoosto(15-24/8/2021)-ka,sidaas waxaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay wasaradda arrimaha dibadda Maraykanka maalintii khamiista eey bishaan Agoosto ahayd laba iyo tobanka(12/8/2021)-ka. XIGASHO MEMO.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

FARANSIISKA OO JOOJIYEY ISKAASHIGII CIIDAN EE KALA DHEXEEYEY ITOOBIYA.

Next
Next

QADAR OO MAXKAMADA MARAYKANKA WEYDIISATAY..