URURKA MIDAWGA AFRIKA OO…
MUUSA FAKI.
(ADDIS ABABA)-Gudoomiyaa Ururka Midawga Afrika(AU) Muusa Faki ayaa maanta oo Isniin ah(13/3/23)-ka sheegay inuu cabsi weyn ka qabo waxyaabaha ku soo kordhay arrinta biya xireenka dalka Itoobiya ka dib markii uu hakad ku yimid wada hadaladii u dhexeeyey dalalka Itoobiya,Masar iyo Suudaan. Gudoomiye Faki oo waraysi gaaban siiyey Wargayska Arab Jadeed mar uu ka qeybgelaayey shirka Dooxa ee Nabada Caalamka,Faki ayaa sheegay in dib loo bilaabi doono lana dardar gelin doono wada hadaladii xalka loogu raadinyey arrinta biya xireenka waqti dhaw,waane uu joogaa ayuu yiri gudiga Midawga Afrika ee loo xilsaaray arrinta biya xireenka,dib ayaana u dhaqaajin doonaa wada hadlkii u dhexeeyey seddexda dhinac.
ISHA WARKA ARABJADEED.