Sida eey sheegeen ciidamadda Ugaandha maalintii Jimcaha ninkii qorsheynaayey inuu isku miidaamiyo duugta taliyihii reer Ugaandha ee ku caanka ah “Libaaxii Maqdisho” Maj.Gen.Paul Lokech ayaa la soo qabtay isagoo ku dhuumaalaysanaayo waqooyiga dalka Ugaandha.Shaqsigaan la soo qabtay ayaa magaciisa lagu sheegay Katumba Abdul aka Ben waxaane lagu soo qabtay hawlgal eey ciidamadu ka sameeyeen degmada Pader sidaasne waxaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay ciidamadda difaac shacabka ee Ugaandha.XIGASHO ANADOLU.
UGAANDHA OO GACANTA KU SOO DHIGTAY….
Previous
Previous
RAMLA CALI OO CEEBEYSAY WASAARADDA CAYAARAHA SOOMAALIYA.
Next
Next