TOOGASHO KA DHACDAY KWAZULU-NATAL.
WEERARKII KWAZULU-NATAL.
(KWAZULU)-Afar qofood ayaa ku dhimatay sideed kalane waa eey dhaawacantay gudaha Maqaayad ku taalo bariga dalka Koonfur Afrika ka dib markii laba nin oo hubaysan eey rasaas aan kala sooc lahayn ku fureen dad Maqaayadda wax iibsanaaye sidaas waxaa sheegay booliska Kwazulu-Natal.Dhinaca kalane,isla habeenkaas Maqaayad kale kuna taalo Soweto ayaa waxaa ayadana ka dhacay toogasho aan kala sooc lahayn waxaane toogashadaas ku naf waayey dad gaarayo shan iyo toban (15)-qofood.
ISHA WARKA AA.