TARTANKA LOOGU JIRO AFRIA…
AFRIKA IYO MARAYKANKA.
(WASHINGTON)-Wadamadda Maraykank,Ruushka iyo Shiinaha waxa ey tartan adag ugu jiraan sidii ey gacanta ugu dhigi lahaayeen dhaqaalaha wadamadda qaniga ah ee Qaaradda Afrika,wadamadaan ayaa sameeyey xeelado kala duwan si midba midka kale uu uga saari lahaay tartanka waxaane dhacday ineey isu adeegsadaan magaca ARGAGIXISO,si loo soo dhaco amaba loo helo khayraadka dhex jiifa dhulka wadamadda Qaaradda Afrika. Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Harris ayaa hadda ku sugan wadanka Gaana waxa eyna la kulmi doontaa masuuliyiinta dalkaasi.
ISHA WARKA RS.