Dalka Talyaaniga ayaa talaabo horay u qaaday waxa uuna cadaadis saaray maanta oo Arbaca ah(4/8/2021)-ka wadamada ka tirsan midawga Yurub(EU) si eey ugu furaan dekadahooda muhaajiriinta si loo badbaadiyo ayagoo adeegsanaayo maraakiibta samafalka ah dhinaca kalane loo yareeyo carradda ka dhex jirta siyaasiyiinta dalka talyaaniga ee ka wada tirsan xukuumadda isku dhafka ah ka dib markii uu si xawli ah eey u korortay tiradda muhaajiriinta soo gaartay xeebaha koonfureed ee dalka talyaanoga.XIGASHO AP.
TALYANIGA OO YURUB KU CADAADINAAYO INEEY…
Previous
Previous
XOOGAGA TIGRAY OO QABSADAY LALIBELA.
Next
Next