TALIYE BOOLIS OO LA CAMBAAREEYEY.
DUQA DSEGMADA UVALDE.
(UVALDE)-Laba todobaad ka hor ayey ahayd markii Romaz oo 18-jir ah uu dugsi hoose ku laayey toban iyo sagaal(19) arday oo caruur ah iyo laba(2) macallin oo wax ka dhigaayey dugsiga hoose ee Robb ee magaaladda Uvalde ee gobolka Texas ee dalkaas Maraykanka. Maamulka dugisa hooe ee Uvalde ayaa camaabyeeyey taliyaha booliska ee degmada uu ku yaalo dugsiga hoose ee Uvalde,maamulka dugsiga ayaa sheegay ineey sugaayeen taliyaha booliska waqti dheer ka hor inta eeysan amrin ciidamadda la dagaalamaan dilaane ninkii hubaysnaay ee ku jiray gudaha dugsiga, taliyaha booliska ee degmada Uvalde ayaan ka soo muuqan kulan eey yeesheen golaha degaanka ee Uvalde maanta oo Talaado ah in kastoo la doortay gudi.
ISHA WARKA AP.