(KHARDHUUM)-Dalka Suudaan ayaa u yeertay safiirkiisa u fadhiyey caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa sidaas waxaa maanta oo Axad ah(8/8/21)-ka yiri wasiirka arrimaha dibadda Suudaan,wararka ayaa sheegaayo sababta Suudaan ula baxday safiirkeeda ineey tahay in Itoobiya ku gacan seeyrtay hindise lagu joojinaayo dagaalka ka socdo gobolka Tigray.XIGASHO ARAB NEWS.
SUUDAAN OO YEERTAY SAFIIRKII U FDHIYEY ADDIS ABABA.
Previous
Previous
ALSHABAAB OO SII DAYSAY DAD U AFDUUBNAAY.
Next
Next