SOOMAALIYA OO LAGA CAFIYEY DEYNTII LAGU AHAAY.

(SAWIRKA)MW-XASAN SHEEKH MAXAMUUD.

(WASHINGTN)-Wararka ka imaanayo magaaladda Washington ee dalka Maraykanka ayaa sheegaayo in maanta oo Arbaca ah in Qaranka Soomaaliya xaqiiqsaday iney gaartay heshiiskii deyn cafinta oo dhan $4.5-bilyan oo doolarka Maraykanka ah,sida ey sheegeen hayada lacagta adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka kaaso Qaranka Soomaaliya u ogolaanayo horumar dhaqaale iyo mashaariic cusub. Heshiisku waxa uu imaanayaa iyada oo qeyb ka ah barnaamijka deyn cafinta oo loo yaqaano Hindisaha dalalka deymaha qaba ee saboolka ah oo ey kormeerayaan labada urur. Natiijadii ka soo qeybgalka barnaamijkan deynta dibadda ee SooMaaliya waxay hoos Uga dhici doontaa 64% GDP sannadkii 2018-kii ilaa in ka yar 6% GDP dhammaadka sannadkan 2023-ka. IMF iyo Bangiga adduunka ayaa war wadajir ey soo saareen sidaas ku sheegay.

ISHA/AP.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

WIILKA MW-XASAN OO KU LAABAN DOONO TURKIGA.

Next
Next

MW-DENI IYO KU XIGEENKIISA KARAASH MAXAA…