SHIRKAD DHACDAY SOOMAALIYA OO XAYIRAAD LA…
(SAWIRKA)-EARNST AND YOUNG.
(NAIROBI)-Shirkadda EARNEST AND YOUNG oo fadhigeedu yahay dalka Kenya ayaa waayi doonto Mashaariicda ey bixiso kooxda Baanka Adduunka Maaligeliso 30-ka bilood ee soo socdo ka dib markii la saaray xayiraad. Sida laga soo xigtay Deyn-Bixiyaha xanibaad ayaa la xiriirta dhaqamadda la ogol yahay ee qeyb ka ah Hayadaha Dhaqaalaha iyo Fursadaha ee Soomaaliya(SCORE) iyo Mashaariicda Xoojinta Awooda Maareynta Maaliyadda labaad(PFM II) ee Soomaaliya. SCORE,waxaa loogu talagalay in lagu wanaajiyo jawiga suurtageliya horumarinta Waaxda gaarka ah iyo kuwa maaliyadeed,iyo iney kiciso maalgashiga gaarka ah iyo shaqo abuur. PFM-II waxa ey hiigsaneysaa iney dhisto oo ey xoojiso hababka abaabulka dakhliga gudaha,xakamaynta kharashaadka iyo la xisaabtanka Dawladda Federaalka Soomaaliya,maamul Goboleedyadda Puntand iyo Soomaaliland.
ISHA/THE KENYAN WALL STREET.