SHIR KA DHACAY ADDIS ABABA LOGANA HADLAY..
(ADDIS)-Maanta oo Khamiis ah(12/5/22)-ka ayuu Ururka Midawga Afrika(AU) sheegay inuu bixin doono tababar ciidan sannadka 2023-ka,ciidamadaan ayaa la rabaa iney awood u yeeshaan sidii eey isu hortaagi lahaayeen argagixisada iyo xagjirnimada ka jirta Qaaradda Afrika waxaane ciidamadaan la siiyey magaca ah “Ciidamadda Heeganka ah ee Afrika”. Go’aanka samaynta ciidamadaan ayaa la gaaray intii lagu guda jiray shirkii addis uga socday golaha amniga,nabadda iyo taliyeyaal ciidan kana kala yimid wadamadda Qaaradda Afrika.
XIGASHO ANADOLU.