SHAQAALE LOO TOOGTAY …

(ATLANTA)-Nin ka eed sheeganaayo in loogu daray Sandwich uu dalbaday tiro badan oo Mayones ayaa waxa uu rasaas ku furay dad ka shaqeynaayey goobta uu ka iibsanaayey Sandwich-ka waxa uuna dilay hal qof waxa uuna dhaawacay mid kale,sidaas waxaa sheegay Booliska. Toogashada ayaa dhacday abaarihii saacadu markeey ahayd 6:30-fiidnimo shalay oo Axad ahayd,toogashada ayaa ka dhacday gudaha maqaayad caan ka ah dalkaasi Maraykanka lana yiraahdo “SUBWAY” kuna taalo faras magaalaha Atlanta dhinacana ku hayso halka baabuurtu ka qaataan Basiinka.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DIL KA DHACAY DALKA JARMALKA.

Next
Next

WEERAR DAD LAGU DILAY KANA DHACAY…