SENITAR C/XAKIIN YAA KU DHACAY KOONFUR AFRIKA?
(SAWIRKA)-SENITAR C/XAKIN MACALLIN OO KOONFUR AFRIKA LAGU DHACAY.
(JOHANNESBURG)-Maxaa ka dhacay magaaladda Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika ee aanad ogayn? Ma kula tahay iney kugu dhici karto adigoo jooga dal kale arrintaa? Weligaa mala kuntay Indho-Sarcaad amaba Sixir lagugu dhaco,mararka qaar ayaa waxaa dhici karta in dadka sameeyo Indha-Sarcaadka ama Sixirka si ku talagal ah waxa ey u weeraraan dadka ey rabaan iney dhacaan xoolahooda. C/xakiin Macallin Axmed waa Senitar ka tirsan Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya,Senitarka ayaa waxa ka sheekeyey arrin isaga ku qabsatay magaaladda Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika halkaasu Senitarka kaga qeygelaayey shirka baarlamaanda Qaaradda Afrika,Maxaa lagu sameeyey senitarka ee uu la wadaagay Bulshada iyo Warbaahinta?
ISHA/BBC-SOMALI.