SAUDI ARABIA: SHIRKADO HINDI AH SIIYEY…
MAKKA.
(SAUDI ARABIA)-Muslimiin badan kuna kala sugan adduunka dacaladiisa ayaa waxa eey si aad ah uga caroodeen heshiis laga sameynaayo lacag aad u fara badan laguna hodmi karo oo dhexmaray xukuumadda Sacuudigaiyo shirkado eey leeyihiin kuwa u dhaqdhaqaaqo xisbiga xukuma dalkaasi Hindiya ee BJP oo caan ku ah Islaam nacayb, dawladda Sacuudiga ayaa shirkadahaas u xilsaartay ineey fududeeyaan hawlaha Xujaayda ka imaaneyso Wadamadda reer Galbeedka,shirkadahaan gacan saarka la leh xisbiga Reysal Wasaaraha dalka Hindiya Modi ayaa qabanaayo dalabka dadka Xujayda ah ee sannadkaan soo xajinaayo waane arrin eey la yaabeen ummadda islaamka ah.
ISHA WARKA MEE.