SARKAAL SIR BIXIYEY OO LA XUKUMAY.

4639.jpeg

Daniel hale oo ahaay sirdoon ka tirsan ciidamadda cirka Maraykanka isla markaasne ahaay baare ayey maxkamad ku xukuntay 45-bilood oo xabsi maanta oo Talaado ah ka dib markii lagu eedeeyey inuu bixiyey sir sare oo ku saabsan diyaaradaha aan duuliyaha wedin(Drons) ee dalka Maraykanka kana hawlgala dalal eey ka mid tahay somalia,Afgaanistaan iyo Yaman, Daneil ayaa la wadaagay saxafiyiin aan la sheegin kuwa eey yihiin sirta ku saabsan Drons-ka. XIGASHO GUARDIAN.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

HAWEEN CARUUR U DHALAY DAGALAMAYAAL DAACISH AH OO….

Next
Next