RUUSHKA OO VETO SAARAY QARAAR…
(SAWIRKA DALKA RUUSHKA.
(NEW YORK)-Dalka Ruushka ayaa awoodiisa diidmada qeyaxan(VETO) u isticmaalay shalay oo Arbaca ahayd qaraar ey Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe ku doonayeen iney cunaqabteynta saaran ugu kordjiyan dalka Maali waxaane la rabay in lagu kordhiyo cunaqabteynta muddo hal sano ah. Inta lagu guda jiray fadhiga Golaha Amaanka ee Qaramada midoobe ayey xubnihi dawladaha ka tirsan Golaha isku raaceen in la kordhiyo cunaqabateynta saaran dalka Maali muddo sannad ah lana balaariyo awooda gudiga khabiiradda ah.
ISHA/AA.