QARAXYO KA DHACAY DALKA SWEDEN.
BOOLISKA SWEDEN.
(STOCKHOLM)-Qaraxyo ka dhashay laba bam oo aad u xoogan ayaa burburiyey laba dhismo ey dad degan yihiin caasimadda dalka sweden ee Stockholm fiidnimada maanta oo Isniin ah sida ey ku soo warameen warbaahinta gudaha. lama soo sheegin cid wax ku noqotay labada qarax laakinse waxaa loo soo xiray 5-qofood kuwaaso looga shakinsan yahay amaba lala xiriirinaayo iney gaysteen dembiyo kala gredisan,sida ey sheegtay warbaahinta dawladda Sweden ee SVT.
ISHA WARKA AA/