QARAX QABSADAY CIIDAMADDA HAWLGALKA QM.
MINUSMA.
(KIGALI)-Laba ka mida ciidamadda nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ee jooga dalka Mali ayaa geeriyooday waxaane dhaawac halis uu soo gaaray afar kale maanta oo Isniin ah,Ciidamaddaan ayaa samaynaayey baaris Miino sida lagu sheego war ka soo baxay hawlgalka Qaramada Midoobay ee galbeedka Afrika. Shilkaan ayaa waxa uu ka dhacay waqooyiga Tasalita ee gobolka Kidal ka dib markii baabuur eey wateen uu ku istaagay miino dhulka lagu aasay sidaas waxaa sheegay hawgalka Qaramada Midoobay iyo xasilinta dalka Maali loona yaqaano”MINUSMA”.
ISHA WARKA AA.