QARAX KA DHACAY CAASIMADDA KAABUUL.
CIIDAMADDA.
(KAABUUL)-Qarax bam ayaa waxa uu ka dhacay meel u dhaw goob lagu baaro baabuurta kuna taali caasimadda dalka Afgaanistaan ee Kaabuul,goobta qaraxa ka dhacay ayaa waxa ey ku agtaal garoonka diyaadaha ey iska leeyihiin ciidamada Mileteriga dalkaasi Afgaanistaan,qaraxa waxa uu dhacay maanta oo Axad ah aroornimadeedii. Qaraxa ayaa gaystay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad kala gedisan sida ey sheegeen masuuliyiinta Taalibaan ee maamusho dalka Afgaanistaan,qaraxaan dhacay maanta oo Axad ah ayaa noqonaayo kii ugu horeeyey oo ka dhaca dalka Afgaanistaan sannadkaan-2023-ka.
ISHA WARKA AP.