QADAR OO LAALUUSH SIISAY MADAXDII AFGAANISTAAN.
SEDDEXDA HOGAMIYE EE REER AFGAANISTAAN EE QAATAY LAALUUSHKA EY BIXISAY QADAR.
(ITALY)-Wax badan ayaa la hadal haayey in dawladda Qadar tahay dal xiriir fiican la leh Argagixisada Caalamiga sida Al-Qaacidda,Dhaalibaan iyo Daacish,dalka Soomaaliya(2017 ilaa 2022) dawladda Qadar waxa ey ahayd mid sideey doonta ka sameysata waxaane ka shaqeynaayey amaradeeda. Dalalka la saaxibka ah Qadar sida Eritereya iyo Itoobiya waxa ey sirdoonkooda Soomaaliya ka samynaayeen waxey doonaan ayagoo u sii maraayo kooxda Alshabaab ee gacan saarka la leh Kooxda Al-Qaacidda,dilalka Qorsheysan,beegsiga dadka muhiimka u ah Qaranka Soomaaliyeed,inteey jirtay xukuumadii Farmajo waxaa dalka Soomaaliya ka dhacay Qaraxyo aan horay uga dhicin Soomaaliya,Qaraxii Zoobe,Qaraxii Xarunta dawladda hoose ee xamar,Qaraxii Ex-koontarool Afgooye. Si aad wax badan uga ogaatid dalka yar ee Qadar waxa aad ila wadaagtaa akhrinta warbin uu soo saaray TG1 NETWORK,shabakadaan ayaa ka jirto Talyaaniga.
ISHA WARKA TG1 NETWORK.