GABDHA WALAALA AH WIILKOODA OO….

0_Abia-Din.jpg

Shazia Din 42-jir iyo Abia Din 45-jir waa laba gabdhood oo walaala ah waxa eeyna dalka Ingiriiska ku leeyihiin goob lagu qurxiyo timaha,labadaan gabdhood ayaa la soo sheegay ujeedka tima qurxiyaha u furteen ineey ahayd ineey ku hoos qariyaan ka ganacsiga maadooriyaha sida KOKAAYIINTA, HEROOYINKA iyo qaarka mida daawooyinka loogu talagalay ineey joojiyaan xanuunka amaba kuwa loogu talagalay in lagu hurdusiiyo dadka eey hurdada ku yar tahay.

Warbaahinta Ingiriiska ayaa labadaan gabdhood ee walaalaha ah(Shazia/Abia) ku tilmaamay ineey yihiin CIRFIID ka dib markii lagu qabtay daroogo eey si suuq madaw ah u iibinaayeen,ka ganacsiga daroogada ayaa waxaa ku wehliyo dad gaaraayo 15-qofood oo kale iyo wiil eey dhaleen lana yiraahdo Xasan 21-jir ah loona bixiyey hogaamiyaha Gaangistaradda,dhacdaan ayaa waxaa qeyb ka ahaay geber sheegtay in ka ganacsiga daroogadda eey ka dhaxashay aabaheed oo la shaqeeysan jiray labadaan gabdhood ee walaalaha ah. XIGASHO DAILY STAR.

HALKAAN KA AKHRISO.

Previous
Previous

ISKU AADKA XULALKA K/CAGTA YURUB.

Next
Next

MARAYKANKA OO INTA BADAN CIIDAMADIISA KALA BAXAAYO SOOMAALIYA.