Wakaaladda wararka AFP ayaa waxa eey ka hadashay dhibttoyinka siyaasadeed ee ka taagan soomaliya waqtigaan,wakaaladda ayaa ku soo koobtay dhibaatooyinka siyaasadeed ee soomaaliya shan waxyaabood oo kala ah:
1-Qeybsan Dalka soomaaliya.
2-Isirka Qabiilka.
3-Dhibaatadda Doorashada.
4-Cabsi iyo Isaaminid La’aan.
5- Dhinac walba ka soo xirmida siyaasadda.
wakaaladda AFP waxa eey qoto dheer u kala dhigtay shantaan qodob iyo mid walba uu raad ugu leeyahay arrimaha soomaaliya ee waqtigaan taagan. XIGASHO YAHOO NEWS.