(PARIS):Waxay maxkamadi sii daysay maanta oo Arbaca ah(8/12/2021-ka ninkii u dhashay dalka Boqortooyadda Sacuudiga ee shalay lagu xiray garoonka diyaaradaha ee magaaladda Baariis sabab la xiriirta inuu qeyb ka ahaay dilkii Turkiga loogu gaystay saxafigii u dhashay Sacuudiga Jamaal Khashoqji oktoobar-2018-kii gudaha safaaradda Boqortooyadda Sacuudiga ee dalka Turkiga.Sababta loo sii daayey ayaa lagu sheegay inuusan ahayn shaqsiga baadi goobaayo balse magacyadooda seddexaad eey is leeyihiin waxane la hubiyey baasaboorkiisa oo la barbar dhigay kan uu watay shaqsiga baadi goobaayo oo ey hayso Turkiga.ISHA FARNCE24.
NINKII LAGU XIRAY BAARIIS OO LA SII DAAYEY.
Previous
Previous
SHEEKO QABSATAY TAHRIIBE REER LIBNAAN AH.
Next
Next