MW-XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY….
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO SAXAIIXAY SHARCIYO CUSUB.
(MUQDISHO)-Tan iyo bilihii la soo dhaafay Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliyeed waxa uu ka doodayey Hindisa Sharciyeedyo ey soo gudbiyeen Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda DanQaran,Hindisa Shaciyeedyadaas waxaa ka mid ah kan NISA,Korontada iyo kan Cunaqabateynta Cayim. Dhammaan Hindisa sharciyeedyadaan ayaa hadda waxaa Saxiixay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed Mudane XASAN SHEEKH MAXAMUUD.
ISHA WARKA SBMEDIA.