MW-XASAN SHEEKH OO KA HADLAY MADASHA ANTALYA.

(SAWIRKA)-MW-XASAN SHEEKH OO KA HADLAY MADASHA ANTALYA.

(MUQDISHO)-Wararka ka imaanayo caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegaayo in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlaayey Madasha Diblomaasiyadda ee Anatalya ee dalka Turkiga ayaa ku tilmaamay hogaanka Itoobiya mid doonaayo inuu dibadda u xawilo dhibaatooyinka gudaha dalkiisa. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa yiri”Tarrikh dheer ayaan leenahay anaga iyo deriskeeyna Itoobiya lix iyo todobo Qarni inta badane ma ahay taariikh wanaagsan”. Dalka Soomaaliya ayaa si adag waxa uu uga falceliyey heshiiskii is afgaradka ahaay ee dhexmaray dawladda Itoobiya iyo maamulka Soomaaliland taariikhdu markeey ahayd 1/1/24-ka kuna saabsanaay in dalka Itoobiya badda Soomaaliland laga siiyo labaatan kiilomitir ey saldhig ciidan ka dhigato iyo iney halkaasi ka dhisato deked ayada u gaar ah waxne uga soo degaan.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA AKHRI.

Previous
Previous

ATMIS OO SOO GABAGABAYSAY DHIMISTA …

Next
Next

MW-ERDOGAN IYO MW- GEELLE OO KU KULMAY TURKIGA.