MINNESOTA IYO XASHIISHKA.

SAWIRKA GEEDKA XASHIISHKA.

(MINNESOTA)-Inta badan waa ey saxiixeen kuwa awooda sharciyeynta leh in dadka waa weyn isticmaali karaan Xashiishka,Senitarada gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa ansixiyey shalay oo Jimca ahayd hindiso sharciyeedka salka loogu dhigaayo qaabka Xashiishka loogu beeranaayo looguna beecsanaayo gudaha gobolka Minnesota halka dib u eegis lagu sameyn doono sharcigii horay u jiray oo dembi ka dhigaayey abuurista iyo ka ganacsiga Xashiishka. Hindisahaan ayaa waxaa u codeeyey 34/33 waxaane loo diraa wada hadaladii ugu dambeeyey oo lagala yeelanaayo Aqalka Gobolka Minnesota kaaso ansixiyey waxyaabo fara badan kuna saabsan Xashiishka Talaadadii ina soo dhaaftay.

ISHA WARKA MPR-NEWS.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

MAXAY QOONSADEEN XILDHIBAANADA DANLEYDA AH?

Next
Next

BOOLISKA JARMALKA OO WAJAHAAYO DHALEECEYN.